Useful phrases in Somali

A collection of useful phrases in Somali. You can see them in many other languages by clicking on the English versions.

English af Soomaali (Somali)
Welcome Soo dhowow
Hello Is ka warran
How are you?



Reply
Ii warran ("Tell me news")
Is ka warran? Bal ka waran? Sideed tahay?
Setahay? Sideed tahay?
Nabad miyaa? Ma nabad baa?
Maxaad sheegtay? ("What did you tell?")
Waan fiicanahay
Waa nabad / Nabad waaye/weeye ("It is peace")
Long time no see Wakhti dheer kuma arag
What's your name?
My name is ...
Magacaa?
Magacaagu muxuu yahay?
Magacaygu waa ..
Where are you from?
I'm from ...
Xagee ayaad ka timid?
... waxaan ka imid
Pleased to meet you Barasho wanaagsan
Waan ku farax sanahay la kulan kaaga
Good morning Subax wanaagsan
Good afternoon Galab wanaagsan
Good evening Fiid wanaagsan
Good night Habeen wanaagsan
Goodbye Nabadeey / Nabadgelyo
Good luck Guul ayaan kuu rajaynayaa
Cheers/Good health! Guul/caafimaad wanaagsan
Have a nice day Maalin wanaagsan
Bon appetit Ha kuu macaanaato
Bon voyage Safar wanaagsan
Do you understand Miyaad fahantay?
I understand Waan fahmay
I don't understand Maan fahmin
I don't know Ma aqaan
Please speak more slowly Tartiib u hadal!
Please say that again Fadlan ku celi
Please write it down Fadlan qor
Do you speak English? Ingriis miyaad ku hadashaa?
Do you speak Somali?
Yes, a little
Af Soomaaliga maad ku hadashaa?
Haah. Wax yar.
How do you say ... in Somali? Maxaa af soomali lagu yiraahdaa ... ?
Excuse me Iga raali ahow
How much is this? Meeqo waaye?
Sorry Waan ka xumahay
Please Fadlan
Thank you
Response
Mahadsanid / Wad mahadsantahay
Adigaa mudan / Adaa mudan
Where's the toilet? Musqusha aawey?
This gentleman/lady
will pay for everything
Kani waa ikhyaar/marwada ayaa waxwalba bixinaysa
Would you like to
dance with me?
Ma ciyaaraysaa?
I miss you Waayadan kuma arag
I love you Waan ku jecelahay
Get well soon Aafiimad baan kuu rajeynayaa. ("I wish you health")
Go away! Bax!
Leave me alone! Idaa!
Help!
Fire!
Stop!
I caawi!
Dab!
Joogso!
Call the police! Booliiska soo wac!
Merry Christmas
and Happy New Year
Kirismas wacan & Iyo sanad cusub oo fiican
Ciid Wanaagsan iyo Sanad Cusub oo Fiican
Happy Easter Easter wanaagsan
Happy Birthday Dhalasho wanaagsan
One language
is never enough
Hal luuqad marna kuma filna
My hovercraft
is full of eels

What!? Why this phrase?
Huufarkarafkayga waxaa ka buuxa eels

Some translations and corrections provided by Christian Lerrahn, with additional translations by Abdisalam Farah

Note

The vast majority of Somalis are Muslims and do not celebrate Christmas or Easter, however there are a small number of Christians there who do.

If you would like to make any corrections or additions to this page, or if you can provide recordings, please contact me.

Somali words and phrases for doctors (PDF)

Information about Somali | Useful phrases in Somali | Tower of Babel in Somali | Somali learning materials

Links

Other collections of Somali phrases
http://www.youtube.com/watch?v=PQ4itxQOZOo&feature=related
http://quizlet.com/63160/somali-useful-phrases-flash-cards/
http://visitsomaliland.com/Somaliland%20travel%20phrases.pdf

Phrases in Afroasiatic languages

Amharic, Arabic (Egyptian), Arabic (Lebanese), Arabic (Modern Standard), Arabic (Moroccan), Hausa, Hebrew, Maltese, Somali

Phrases in other languages


Learn Chinese Characters with the Omniglot Chinese app | Language Jobs at Jobseeker.co.uk
Hosted by Kualo